berberatoday.com
Maareeyaha Haayada Duulista Iyo Madaarada jsl Oo Ka Warbixiyay Kulan Ay Layeesheen Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada!
November 11, 2022 - Written by admin

Hargeysa(BErberatoday.com)-Gudida dhaqaalaha ganacsiga iyo Maaliyada ee golaha wakiilada JSL ayaa maanta kulan la yeeshay Mareeyaha Hayadda Duulista & Madaarada JSL, Mudane : Cumar Sayid Cabdilaahi.

 

Kulankan oo uu gudoominayay gudoomiyaha Gudida dhaqaalaha ganacsiga iyo maaliyada ee Golaha wakiilada JSL Mudane Cabdirashiid Cabdilaahi Muuse (Cagoweyne) isla markaana ay joogeen dhamaan xubnaha gudida dhaqaaluhu ayuu Mareeyha  faahfaahin kaga bixiyey Shaqada uu qaranka u hayo gaar ahaana odoroska  Miisaaniyada 2023 ee Hay’adda Duulistu  iyo meelaha ay ku kala qoondaysan tahay.

Dhanka kale Maareeyaha Haayada Duulista ayaa ka warbixiyay kulankan iyo arimaha ay gudida ka wada hadleen.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews