Siyaasi Xasan Shahar Oo Argagixiso Ku Eedeeyay Xil Siciid Sokeeye, Laamaha Amaanka Ka Dalbaday In Ay Talaabo Ka Qaadaan.
November 13, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)- Xildhibaan hore Xasan cabdi cali (xasan shahar) oo katirsan xisbiga xaakimka kulmiye ayaa eedo culus ujeediyay xildhibaan siciid sokeeye oo katirsan golaha wakiilada somaliland
Sidoo kale xasan shahar ayaa laamana amaanka ka dalbaday in ay talaabo ka qaadaan.