“Waxaan Xasuusinaya Cabdiraxmaan Oo 12 Sanno Inuu Gudoomiye Ka Ahaa Golaha Wakiilada Muddo Xileedkiisuna 5 Sano Ayay Aheyd ,7 Sano Iyo Dheeradbanu Ku Fadhiyay Markii Isaga Loo Kordhinaayay Xalaal Bay Aheyd Maanta Xaaran Ayay La Noqotay”Wasiir Maxamed Kaahin
November 13, 2022 - Written by admin
“Waxaan Xasuusinaya Cabdiraxmaan oo 12 sanno Gudoomiye ka ahaa Golaha wakiilada muddo xileedkiisuna 5 sanno ahaa , 7 sanno iyo dheeradbanu ku Fadhiyay markii isaga 7 sanno loo Kordhinayay Xalaalbay ahayd, ma iminkay Xaaran Noqdeen Golaha Guurtidu?”
Wasiirka Arrimaha Gudaha ahna Gudoomiye ku-xigeenka koobad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed.