Calanka Somaliland Oo Laga Taagay Dalka UK Iyo Sababta!
November 15, 2022 - Written by admin
London(Berberatoday.com)-Xildhibaan Cabdiqaadir Indho-indho oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland ayaa qayb-galay munaasibad Balaadhan oo lagu xusaayey maalintii uu dhamaaday dagaalkii labaad ee adduunku ( Poppy flowers) taas oo sannad kasta laga xuso dalka Ingiriiska.

