berberatoday.com
Siyaasi Axmed Sandoon Oo Ka Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka, Fariin Toosana Udiray Madaxwayne Biixi.
November 20, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasiya Axmed Sandoon oo kamid ah haldoorka reer Somaliland ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee Somaliland ka taagan iyo muranka arimaha doorashada ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka.

Sidoo kale Siyaasi Axmed Sandoon ayaa farta ku fiiqay Halka Uu Salka ku hayo  khilaafka siyaasadeed ee udhexeeya xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada iyo dooda urur siyaasadeeda cusub

Dhanka kale Axmed sandoon ayaa si toos ah ula hadlay madaxwayne biixi oo uu waydiiyay wixii uu usoo halgamay ma dal xorayn ayay ahayd mise mid aan xoraysateen

Siyaasi axmed ayaa dhanka kale sheegay in aanu jirin xeer lagu galo doorashada ururada ee toosta ah halka xubnaha hogaaminayo uu fariin udiray.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews