Waxgaradka Iyo Cuqaasha Gobolka Gabiley Oo Taageero Umuujiyay Xukuumada Madaxwayne Biixi, Fariina Udiray Mucaaridka!
November 20, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Waxgaradka,odoyaasha Iyo haweenka gobolka gabiley ayaa geero umuujiyay xukuumada madaxwayne biixi iyagoo fariin udiray xisbiyada mucaaridka oo iyagu kazoo horjeestay mudo kordhinta loo sameeyay.