Dr Gaboose Oo Ka Hadlay Sababta Uu Dib Ugu Bilaabay Shaqadiisii Dhakhtarnimo.
November 21, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dr maxamed cabdi Gaboose gudoomiyaha urur siyaasadeedka barwaaqo ayaa ka hadlay sobobta uu dib ugu bilaabay shaqadiisii dhakhtarnimo oo uu mudo kaga mashquulay tartanka ururada siyaasada.