TPLF Oo Dowladda Eritariya Ku Eedaysay Inay Abaabul Ciidan Ka Wado Gudaha Gobolka Tigray!
November 21, 2022 - Written by admin
Mekkele(Berberatoday.com)-Jabhada TPLF ayaa dowladda Eritariya waxa ay ku eedaysay inay wado abaabul ciidan oo ka dhan ah heshiiska ay dhawaan ku gaadheen dalka Koonfur Afrika dowladda Itoobiya iyo TPLF.
