berberatoday.com
“Waxaa Layaab Leh Wasiirka Isgaadhsiinta Oo Gobolka Ugu Magacaaban Wasiirka Gobolka Ama Qaranka, Inuu Maanta Noqday Wasiir Reer”Maayar kuxigeenka Gabiley.
November 22, 2022 - Written by admin

Maayar kuxigeenka Gabiley Dr Cabdilaahi Ismaaciil Cabdi ayaa Eedo Culus ujeediyay wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo technolajiyada Somaliland Dr cabdiwali Sheekh cabdilaahi suufi oo uu ku eedeeyay in aanu ahayn masuul gobolka gabiley wada matala balse uu yahay wasiir reer islamarkaana wixii mashaariic ah ee xukuumadu fulinaysa Uu geeyay deegaanadiisa.

Maayarka kuixgeenk gabiley ayaa sidaasi ku sheegay qoraal uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga Wuxuna Udhignaa Sidan;

Ma Wasiir Reer Mise wasiir Gobol. Mise Wasiir Qaran?

Waxaan maanta ka qayb galay sadex mashruuc oo laga kala fuliyay degmada gabiley.

Waxaa masharic daasi fulinaysay hayad phara foundation. Tasoo ay soo martay wasarada biyaha .wasirka biyuhuna uu ku wehelinayay hayada iyo wasirka is gadhsinta.

Hadaba waxaa layaab Leh Wasirka Isgaadhsiinta Oo gobolka Ugu Magacaaban Wasirka Gobolka ama qaranka Inuu Manta Noqday Wasir Reer.

Wayo masharicahaasi dhamantood meelo gaara ayuu geeyay .

Degmada Alleybaday oo, ah degmada ay hoos imaadan 34 tuulo ayuuna wasirku hal mashruc gaynin.

Waa wasiirka Uqaybin kari wayay Mashaariicaha dowlada dhexe ka imada ama hayadahaa soo. Dhex mara .degmooyinka oo ay ugu horeyso degmada alleybaday iyo kuwa lamidka ah ee ubaahan adeegyo bulsho. Maadama uu yahay wasirkii gobolka

Masharicaha maanta la dhagax dhegay ee wasiirku geeyay meelo ugaara waxaa kamida;

1.;Ijaara oo dhaambiyood aad uwayn ka dhagax dhigay isagoo lakashanaya wasirka biyaha iyo phara foundation oo fulinaysay

Ceelbiyood .ceel xadi laga dhagax dhigay
3 ilinta yar dhaam biyood laga dhisay xadhigana laga jaiaray

Hadaba waxaa is waydin leh alleybaday wasir umaha miyaa xitaa hal mashruc miyuu gayn kari waayay

Wasirka xitaa hab qabilaysan usiinayay hadalka gobahaasi xildhibaanada Ana iga reebay liiskii hadalka.

Waxaan leeyahay wasir cabdiweli Maalinta aad degankaga masharic ka fulinaysid Ayaad.timaadaa gobolka .

Alleybaday oo mini dhamyar hayada FAO ka hergelisay xitaa kamad soo qayb gelin adiga iyo wasirka biyuhuba. Marka Gabiley na wad timadaa taasi waxay cadayn utahay

Inaad tahay wasirkii ugu horeyay ee gabiley Ukala Abtiriyay kala qaybiyayna .. Oo kala dhigay Alleybaday iyo gabiley.

Waxaan leyahay wasirka tarikhdaa madow ayaa ku xusi doonta.

Wasiradii gabolka soomaray ee kasoo jeeday alleybaday gabiley way usinayd waxay geliyeena waa la ogyahay lakin Aduu waxad noqotay wasiir reer ???

Dhagax dhiga iyo xadhig kajarka meelo masharicaysan dawade.iyo makhraati ka noqon maayo.

QORE; Maayar kuxigeenka degmada Gabiley Cabdilaahi Ismaaciil Cabdi

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews