berberatoday.com
Maayarkii Hore Ee Degmada Wajaale Oo Ka Digay Qorshe Lagu Musuq Maasuqayo Wado Halbowle U Ah Magaalada.
November 23, 2022 - Written by admin

Wajaale(Berberatoday.com)-Maayarkii hore ee degmada tog wajaale xaashi ayaa ka hadlay wado halbowle u ah magaalada wajaale oo maamulka hada jooga iyo wasaarada hawlaha guud qorshaynayaa in laga yareeyo cabirkeedii hore taasi oo ay ku lamaan tahay in ay doonayaan in la lunsado dhul laga jarayo wadada

Sidoo kale maayarkii hore ee degmada wajaale ayaa wasaarada hawlaha guud ku eedeeyay in ay iyadu qayb ka tahay dhulka la musuq maasuqo.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews