Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Ka Qaybgalay Caleemo Saarka Garaad Cabdilaahi Garaad Saleebaan Oo Ka Qabsoomay Degaanka Sarmaayo.
November 23, 2022 - Written by admin
Sarmaanyo(Berberatoday.com)-Wasiirka warfaafinta Somaliland saleebaan cali koore ayaa ka qaybgalay munaasibada shaacinta caleemo saarka garaad cabdilaahi garaad saleebaan garaad maxamuud oo maalintii shalay aabihii lagu aasay deegaanka hada lagu caleemo saarka.