berberatoday.com
Ciidanka Booliska Gobolka Sool Oo Gacanta Kusoo Dhigay Koox Argagixiso Abaabulan Oo Faldamiyeedyo Qorshaynaayay
November 24, 2022 - Written by admin
Ciidanka booliska gobolka Sool oo uu hogaaminayo taliyaha qaybta booliska ee g.sool G/dhexe Cali Axmed Shire ayaa gacanta kusoo dhigay Shabakad aragagixiso kuwaas oo dilal qorshaysan iyo falal amni daro ka gaysan jiray magaalada Laascaanood.
Ciidanka booliska oo mudooyinkii udanbaysay wado baadhis iyo dabagal xoogan waxaa usuurto gashay inay gacanta kusoo dhigaan qaybo kamid ah shabakad ay ciidanku siweyn ugu daba jireen.
Ciidanka booliska gobolka sool oo kaa shaanaya shacabka degmada Laascaanood waxay xalay gacanta kusoo dhigeen shabakad aragagaixo oo si abaabulan ugumaadi jiray haldoorka iyo waxgaradka Laascaanood, kadib iska caabin uu kala kulmay boolisku balse ugu danbayn gacanka ku dhigay.
Booliska gobolka Sool waxa uu weli ku daba jiraa qaybo kale oo kamid ah shabakadaas.
Ugu danbay ciidanka booliska gobolka so wuxuu umahadcelinaya bulshada magaalada Laascaanood sida ay xogaha noola wadagayaan iyo sidii kooxdan manaxayaasha ah loo soo afjari lahaa.
Ka ciidan boolis ahaan waxaanu bulshada la wadaagi doono xogta rasmiga ah ee kooxdan oo dhamaystiran marka uu hawlgalku dhamaado.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews