Ergayga Geeska Africa Uqaabilsan Nabadaynta Itoobiya Oo Gaadhay Magaalada Maqale.
November 25, 2022 - Written by admin
Mekkele(Berberatoday.com)-Ergayga gaarka ah ee Midawga Afrika u qaabilsan Geeska Afrika Iyo Nabadaynta Itoobiya Madaxwaynihii Hore ee Dalka Nayjeeriya Olusegun Obasanjo Ayaa gaadhay Maqale ee gobolka Tigrey waxaana Halkaasi Uu ku soo dhaweeyay Hoggaamiyaha TPLF ahna Madaxweynaha degaanka Tigray Debretsion G/Michael.
