Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Jeelka Madheera Ku Booqday 62 Dhalinyaro Ah Oo Xukuumada Kasoo Xidh Xidhay Magaalada Burco.
November 25, 2022 - Written by admin
Madheera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga waddani ,musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo masuuliyiin kale ayaa maanta xabsiga madheera ku soo Booqday 62Dhalinyaro ah oo xukuumadu dhawaan kazoo xidh xidhay magaalada burco kuwasi oo looso dhaadhiciyay jeelka madheera ee gobolka saaxil.
