Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Dilal Mudooyinkii Udanbeeyay Ka Dhacay Gobolka!
November 27, 2022 - Written by admin
Ceerigaabo(Berberatoday.com)-Badhasaabka Gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee gobolka iyo dilal mudooyinkii udanbeeyay ka dhacay gobolka isagoo maalmahan ku sugnaa magaalada ceel afwayn.