berberatoday.com
Ciidanka Booliska Hargeysa Oo Gacanta Kusoo Dhigay Nin Oromo Ah Oo Wiil Muwaadina Nafta Kajaray
November 27, 2022 - Written by admin
Ciidanka Booliska JSL ayaa Caawa gacanta ku soo dhigay Eedaysane ifsa Axmed Shariif oo ku Eedaysan ina uu dilay Marxuum Aamiin Siciid Sidiiq 22 jir.
Eedaysanahan oo ka soo jeeda qoomiyada Oromada ayaa ku eedaysan in uu ku dilay Marxuumka Feedh jilib uu ku dhuftay, Dilkan ayaa ka dhacay Huteel Guuleed Ee Magaalada Hargeisa hortiisa.
Ciidanka Booliska ayaa markii lagu soo war galiyey Dhacdada Dilkaasi ka Hawlgalay waxayna Saacado Gudahood ku soo qabteen Eedaysanaha Oo goobtii uu dilka ka gaystay ka baxsaday.
Ciidanku waxa uu ugu baaqaayaa cid kasta oo isku day amni darro in ay gacan bira ku soo qaban donaan iyagoo ILAAHAY talo saaranaaya.
Ugu Dambayn Ciidanka Boolisku waxa uu shacabka Somaliland guud ahaantood ku amaanayaa kala shaqaynta amniga iyo xogaha ay mar waliba la soo wadaagaan.
Alle Mahad leh
Xafiiska Warbaahinta
Ciidanka Booliska JSL.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews