berberatoday.com
Ciidanka Booliska Somaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dhashay Weerarkii Alshabaab Ku Qaaday Huteelka Villa Rays Ee Magaalada Muqdisho.
November 29, 2022 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Ugu yaraan siddeed qof oo mid kamid ah uu yahay askari ka tirsan ciidanka dowladda, Somaliya ayaa ku dhintay qarax iyo weerar kooxda al Shabaab ay ku qaadeen hotel Villa Rays oo ku dhow madaxtooyada Soomaaliya.

 

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliya Sidiiq Aadan Doodishe, ayaa xaqiijiyay in ciidanka dowladda ay soo badbaadiyeen 60 qof oo shacab ahaa oo kooxda al Shabab ay ku heysteen hotelka.

Wasiirro iyo xildhibaanno ayaa ku sugnaa hotelka la weeraray, maadaama uu ku yaallo nawaaxiga Madaxtooyada, islama markaana ammaankeeda aad loo ilaaliyo.

Weerar oo socda ku dhowaad 12 saacadood ayaa ku bilowday qarax, kaddibna waxaa xigay koox hubeysan oo gudaha u galay dhismaha hotelka. Weerarka oo bilowday xalay 8:00 habeennimo, ayaa la soo afjaray gleinkii dambe ee maanta oo Isniin.

Sidiiq Aadan Doodishe, ayaa shirkiisa jaraa’iid ku sheegay in lix dagaallame oo ka tirsan al Shabab ay soo qaadeen weerarka, iyadoo la dilay shan ka mid ah, halka midka kalana uu is-qarxiyay.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews