Madaxweynaha Jsl Oo Qaabiley Safiirka Cusub Ee Dalka Denmark Oo Safarkiisii U Horreeyey Ku Yimid Somaliland.
November 29, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Safiirka Cusub ee Dalka Denmark Ambassador, Mr. Steen Sonne Andersen.
