Sheekh Axmed Iid Oo Dawlada Ugu Baaqay In Xukunka Shareecada Islaamka Lagu Fuliyo Dadka Qawmu Luudka Ah
November 29, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Sheekh Axmed iid oo kamid ah culimada awdiinta Somaliland ayaa xukuumada ugu baaqay in dadka qoomuuluudka ah lagu fuliyo xukunka islaamka.