“Ninkan Jooga Jaamacada Bada Ee Gudoomiyaha Ka Ah Loma Dirin Inuu Cunto Karin Ardayda Baree Waxa La Doonaayay Inuu Soosaaro Arday Bada ka Faa,iidaysta oo Maraakibta Iyo Navigationka Barta Maanta Wuxu Soo Bandhigay Cunto Karin”
November 30, 2022 - Written by admin
“Ninkan Jooga Jaamacada Bada Ee Gudoomiyaha Ka Ah Loma Dirin Inuu Cunto Karin Ardayda Baree Waxa La Doonaayay Inuu Soosaaro Arday Bada ka Faa,iidaysta oo Maraakibta Iyo Navigationka Barta Maanta Wuxu Soo Bandhigay Cunto Karin”
“Jaamacadani Bada Ee Berbera Waxay Ka Dakhli Badantahay Jaamacada Hargeysa Maanta Waxa La Doonaayay Inay Noqoto Jaamacada Koowaad Ee Dalka waxaana Sidaas Ugalay Maamul Xumo Uu Sababay Gudoomiyaha Jaamacadu”Gudoomiye Hore Ramaax Cali Hayste
https://youtu.be/WK9SSlpAnAo
Berberatoday.com