Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Beesha Caalamku Laba Qodob Kala Dooran Siisay Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqaal
December 2, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa sheegay in beesha caalamku madaxwayne biixi hordhigtay laba qodob oo la xidhiidha qabsoomida doorashooyinka