berberatoday.com
Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuum Ganacsade Xaaji Maxamed Axmed Xujaale(Alaabo Haye)Oo Hargeysa Ku Geeriyooday
December 3, 2022 - Written by admin
Inaalilaah Wa Inaa Ileyhi Raajucuun Allah SWT Ha Unaxariisto Marxuum Xaaji Maxamed Axmed Xujaale Xaaji Alaabo Haye oo Goordhaweyd Hargeysa Ku Geeriyooday Marxuumka Alle Qabriga Ha Unuuro Janatul Fardawsaba Hageeyo Samir Iyo Iimaana Haka Siiyo Dhamaan Ehel Iyo Qaraabo.
Marxuum Xaaji Alaabo Haye oo Waayadan Dambe Dalka Ingiriiska Kunoolaa Ayaa Dhawaan Dalka Loo Keenay Xanuunka Cancelka oo Loo Maara Waayay Caawa Ayaanay Tiisii Noqotay
Aanu nahay bahda Shabakada wararka Berberatoday.com waxa aanu tacsida iyo tiiraanyada la qeybsanaynaa guud ahaan qoyska balaadhan ee reer Jaamac Xujaale Qoyskiisii gaarka ah iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuumku
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews