Gudida Diwaangalinta Ururada Siyaasada Oo Ururadii Soo Baxay Gudoonsiiyay Shahaadada Ururnimo!
December 4, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha gudida diwaangalinta ururada siyaasada iyo Ansixinta Asxaabta ayaa maanta shahaadadii Ururnimo gudoonsiiyay 10kii urur siyaasadeed ee dhawaan kusoo baxay tartankii ururada