Wasiirka Arimaha gudaha Somaliland Oo Gudida Arimaha Gudaha Ee Golaha Wakiilada War Kasiiyay Amniga Dalka”Daawo Muuqaal
December 4, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Guddaha JSL Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa war-bixin ka siiyey guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland xaalada guud ee amniga Dalka Jamhuuriyadda Somaliland.