Wasiirka Gaadiidka Somaliland Oo Qaabiley Wafti Ka Socday Dawlad Deegaanka Itoobiya!
December 4, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Gaadiidka iyo horumarita jidadka iyo Agaasimaha guud ee wasaaradaasi ayaa qaabilay wafti ka soconaya dawlad deegaanka somalida itobiya,
Waftigaasi oo uu Hogaaminayay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Gaadiidka iyo Ganacsiga DDS ee Ethiopia Sidiiq Cabdiqaadir waxaana ku wehelinayay Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbaeashada DDS Cumar Aadan Xasan Xildhibaano iyo Agaasime waaxeedyo ka kala socda wasaaradahaasi.