Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Raashin Ay Gaadhsiinayso Gobolada Bari.
December 4, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha haayada ka hortaga aafooyinka Somaliland faysal cali sheikh ayaa sheegay in ay dhawaan dadka ku dhaqan gobolada bari ee Somaliland ay gaadhsiin doonaan raashin mucaawino ah.