Wasaaradda Caddaladda Somaliland Oo Maanta Qabatay Shirkii Sadex Bilood Ah Ee Saraynta Sharciga Iyo Xuquuqul Insaaka
December 5, 2022 - Written by admin
Wasaaradda Caddaladda JSL ayaa maanta qabatay shirkii Sadex bilood laha ahaa ee Saraynta sharciga iyo Xuquuqul Insaaka The Coordination Meeting For Rule of Law & Human rights Sub Sector
Wasaaradda Cadddaaladda JSL ayaa maanta qabatay Shirkii Sadex bilood laha ahaa ee saraynta sharciga iyo Xuquuqul Iinsaanka kaas oo maanta ka dhacay hoolka shirarka ee wasaasaradda caddaaladda JSL waxaana ka soo qayb galay Wasaaradda Arimaha Gudaha, Komishanka Xuquuqul Iinsaanka Qaranka, haayadaha caalamiga ah ee EU Cup, UNSOM, UNODC, HORN RISK MANAGEMENT, TRANSPARENCY SOLUTIONS, ATTORNEY GENERAL