Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti. J
December 6, 2022 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Taliyaha ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa safar shaqo ku jooga dalka jabuuti halkaasi oo ay kusoo dhaweeyeen madax katirsan dawlada jabuuti.