berberatoday.com
Wasiirka Gaadiidka Iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Isa Saarka Gaadiidka Waawayn Ee Ukala Gooshaya Somaliland Iyo Itoobiya.
December 8, 2022 - Written by admin

Gabiley(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka somaliland iyo maamulka gobolka gabiley ayaa xadhiga ka jaray xarunta isa saarka gaadiidka waawayn ee u kala gooshaya somaliland iyo itoobiya oo laga hirgaliyay duleedka magaalada wajaale.

 

Xarunta isa saarka gaadiidka waawayn ee usocda dekeda berbera kana soo gudbay dalka itoobiya ayaa waxaa hirgalisay shirkada som trail.

Waxaana waxyaabaha ay shirkadani qabanayso faah faahin ka bixiyay gudoomiyaha shirkada siciid cilmi rooble iyo masuuliyiin kale.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews