Putland Oo Markii Uhoreysay Soo Saartay Cuntooyin Qasacadaysan Oo Hilib Geel Kujiro
December 12, 2022 - Written by admin
Cunooyin bisil oo qasaacadaysan oo Putland lagu farsameeyay oo markii uhoreysay lasoo saaray.
Cunnooyin bisil oo ay soo saartay Warshadda “Beyra Foods” ayaa si rasmi ah u soo galay suuqyada degmada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Cuntooyinkan ayaa isugu jira noocyada Hillib Geel , Kalluun iyo Digir.