Siyaasi Soo Bandhigay Hagarashada Xukuumada Somaliland Ee Gobolka Gabiley Iyo Duruufaha Ay Ku Sugan Yihiin Mujaahidiin Ku Nooli!
December 12, 2022 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiye kuxigeenka gobolada iy degmooyinka xisbiga mucaaridka ee waddani Maxamuud xasan saleebaan doob oo maalmihii udanbeeyay kormeer indho indhayn ah kusoo maray gobolka gabiley ayaa ka warbixiyay xaqiiqada waxa uu kusoo arkay iyo duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin qaarkamid ah mujaahidiintii snm ee ay dagaalka wada galeen.
