5 Sano Kahor Maantoo Kale 13 December Ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Loo Dhaariyay Kursiga dalka Ugu Sareeya
December 13, 2022 - Written by admin
Maantoo kale 5 Sano Ka Hor, 13 December 2017 Waa Maaiintii Xilka Madaxweynenimo loo dhaariyay Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi
5 Sano Kadib Waa Sidee Xaalka Somaliland Maxaadse Isleedahay Madaxweyne Muusr Biixi Waa Lagu Xasuusan Doonaa.
Berberatoday.com