berberatoday.com
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Khaliif Muxuu Xiligan u Aaminay in Xisbigooda Waddani u Digarogto Siyaasada Ururada? Waxa Qoray Cabdiraxmaan Hiiraan
December 13, 2022 - Written by admin
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Khaliif Muxuu Xiligan u Aaminay in Xisbigooda Waddani u Digarogto Siyaasada Ururada? Waxa Qoray Cabdiraxmaan Hiiraan
Talaabadani iyo Xogaha dheeraadka ah ee Kasoo Baxayey Indhawaale, Isbadelka Aragtida Siyaasadeed, ee Gudoomiyaha Aqalka Golaha Wakiilada Cabdirisaaq Khaliif Axmed Ku ayidey In Xisbigooda Waddani u Digarogto la jaanqaadka Siyaasada Ururada islamarkaana, kaga gudbo Caqabadaha Muranka Siyaasada ee Xiligan ka jira Somaliland, Waxey Qeyb ka tahey Wararka Maalmihii u Dambeeyay, dhex Socdey fagaarayaasha, falanqeynta Arimaha Siyaasada ee Wacyigan Lagu jiro.
Inkastoo aannu Gudoomiye Khaliif Wali uga hadlin Mawqifkiisa qadiyadan la Xidhiidha Si Badheedhe ah haddana, Waxa la xaqiijinayaa inuu si aan gabasho Laheyn dabada uga riixayo in Xisbiga Waddani iyo madaxdiisuba Ku Calool adeygaan, Isbadelka Furista Ururada si Culays badani uga dego, ugana badbaadaan Wakhtiga shahaadada Xisbiyadu dhacayaan ee Kusoo Fool leh.
Dhaqdhaqaaqyada Gudoomiye Cabdirisaaq Khaliif ee Ku aadan, in Go,aan Lagu qaato ka qeybgalka Tartanka Ururada, ayaa Kusoo beegmaysa, iyaddoo Maalmo kasoo Wareegeen, Xiligii la Wareejiyey Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Markaas oo uu Qeyb ka ahaa in Cabdiraxmaan Cirro Murrashaxa jagada Madaxweyne qaato Go,aankaasi isaguna(Cabdirisaaq Khaliif), uu Shirgudoon ahaan horjoogsan doono Furista Ururada Siyaasada oo Golihii ka Horeeyay Duuduub ku Meelmariyey.
Waxa Qoray Cabdiraxmaan Hiiraan

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews