“Xadhiga Ahmed Maxamed Daa,uud Waa Barmadow, Oo Ku Taal Xukuumada Talada Haysa, Haday Bilays Yihiin Iyo Qaybaheeda Kaleba”Xildhibaan Maxamed Jaamac.
December 13, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Jaamac Liibaan Oo katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa cambaareeyey Xadhiga xukuumadu kula kacday Axmed Maxamed Daa,uud Oo mudo ku xidhan Magaalada Hargeysa.
