Cimaarada Abu Dhabi (Abu dabay) ee dalka isutaga imaaratka carabta oo samaysatay shirkad ugaara oo maalgelisa dekedaha oo layidhaa Abu Dhabi Ports taasi oo heshiis lagashay wadanka Sudan
lana saxeexatay heshiis hordhac ah kaasoo lagu maalgelinayo dekeda cusub oo laga samaynayo dalkaasi iyo aag ka caagan cashuuraha free-zone.

Abu Dhabi ayaa u muuqata mid ka hinaasan tallaabooyinka ay kutalaabsatay shirkadda DPWORLD ee wadamada geeska Afrika ay kamid tahay Dekeda Berbera iyo Xifaaltanka labada magaalo ee UAE udhexeeya oo ah mid mudo sootaxnaa tanina waa mid muujinaysa kalafogaanshaha iyo labada maamul ee wadanka Isutaga imaaratka carab UAE.
Heshiiska hordhaca ah ee Abu Dhabi Ports Iyo Dawlada Sudan Linkiga hoose kudhufo
Berbera Media Inc


