Xulka Dalka Argentina Oo 3;0 Kaga Badiyay Xulka Dalka Croatia, Iskana Xaadiriyay finalka Koobka Aduunka.
December 14, 2022 - Written by admin
Xulka Dalka Argentina ayaa cashar lama ilaawaan ah udhigay Xulka dalka Croatia oo ay kaga badiyeen 3;0 ciyaarta afar dhamaadka Tartanka kubada cagta ee koobka aduunka.
