berberatoday.com
Ciidanka Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Somaliland Oo Gacanta Kusoo Dhigay Tuug Ajaanab Ah Oo Meherada Mobile Ka Xaday Iyo Digniin Ay Udireen Ajaaniibta
December 16, 2022 - Written by admin
Ciidanka Socdaalka JSL Somaliland (Immigration-ka)ayaa gacanta kusoo nin ajaanib ah oo maherad ka mid ah kuwa ku yaala maagalada Hargeysa kaxaday Mobile isaga oo iska dhigayay in uu yahay Dawarsade baahan. halka Kamaradda maheradda (CCTV) ay duubtay muuqaalkiisa isaga oo xadaya mobileka waxaana Muuqaalka xatooyada ah Ciidanka Socdaalka lawadaagay Muwaadinkii Mobileka laga xaday.
Ciidanka Socdaalka oo sameeyay baadhis iyo dabagal dheer waxaa lagu guleystay in lasoo qabto ajaanibkii xaday mobilekaas isaga oo ku qariyay hoygisa, waxaana la hor geeyay sharciga.
Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland wuxu uga Digayaa dhamaan ajaanibka degan Somaliland in ay ku joogan si waafaqsan nidaamka iyo xeerarka JSL, Qofkii lagu qabto fal dambiyeedka nocan oo kale ahna waxaa laga qaadi doona talaabo sharciga waafaqsan.
+2

Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews