berberatoday.com
Ciidanka Socdaalka Iyo Xuduudaha Somaliland Oo Muwaadiniinta Iyo Gaadiidkooda uga Digay U Adeegida Iyo Fududaynta Tahriibayaasha
December 16, 2022 - Written by admin
Ciidanka Socdaalka JSL wuxuu uga digayaa Muwaadinkasta oo ka qayb qaadanaya Fududeeynta Tahriibta Sharci darada ah sifo kasta ha ahaate oo lagu caawinayo in ay dadka sharci darada ah soo galan dalka ama ku dhax joogan dalka si sharci daro ah.
Waxaa lagu qaadi doona talaabo sharciga waafaqsan Cidkasta oo ku lug lahayd sida Darawaliinta, Mulkiilaha Gadiidka iyo Kuwa Fudeeydinayaba. Isagoo Xeerka Cusub ee Tahriibta “101/2021 Xeerka kahortaga iyo Xakamaynta ka Ganacsiga dadka” lagu qaadi doono.
Xeerkaas oo Ka Ciiqaab adag kuwii hore ee lagusoo dhaqmayay awoodna u siinaya Ciidanka Socdaalka in ay la wareegan gaadiidka loo isticmaalay tahriibinta, halka Shakhsiyaadka kuluglehna la marinayo ciiqaab adag oo u dhaxaysa 2 Sano ilaa 10 Sano oo aan iib lahayn sidoo kale ay raaci karaan Duruufaha Danbiga cusleeya.
Hadaba Muwaadin Ka Digtoonow in aad kulug lahaato Nooc kasta oo ka qayb qaadasho ah, fududeeynta, Caawinta iyo Dhiiri galinta Tahriibta.
Ciidanka Socdaalka oo Hirgalinaya Xeerkaas cusub wuxuu soo qabtay 3 Baabuur oo siday 133 Qof kuwaas oo iskugu jira Rag iyo Dumar, waxaana muwadininta fududeysay iyo Darawalintaba, Maxkamadda G/M/Jeex ku xukuntay xukuno kala duwan oo u dhaxaysa 3 Sano ilaa 4 Sano oo xadhig aan iib lahayn ah, Halka Mulkiilayasha Gadiidka lagu xukumay Lacag Tiro Badan.
Muwaadin iska Jir kuluglahaanshaha Tahriibta aan Sharciga Ahayn.
Xafiiska Warfaafinta Ciidanka Socdaalka Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews