Wasiirka Shaqo-galinta Iyo Arimaha Bulshada Jsl Oo Xadhiga Ka Jaray Xarunta Hal Abuurka Dhalinyarada Gabiley!
December 16, 2022 - Written by admin
Gabiley(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Arimaha Bulshada Iyo Qoyska Iyo Maamulka Dowladda Hoose Gabiley ayaa maanta xadhiga ka jaray Xarunta Cusub Ee Youth Innovation Center oo laga hirgaliyay Maktabadda Qaranka Ee Gabiley.


