Xisbiga Waddani Oo Dhaliilay Safarka Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Ku Joogo Gobolka Awdal.
December 18, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xoghayaha arimaha Gudaha ee xisbiga waddani ayaa dhaliilo xoogan ujeediyay wafti uu madaxwayne kuxigeenka Somaliland hogaaminayo oo safar ku jooga gobolka Awda,