berberatoday.com
Madaxwaynaha Somalida Itoobiya Mustafe Cagjar Oo Ka Hadlay Shir lid Ku Ah Somaliland Oo Lagu Qabtay Magaalada Jig Jiga Iyo Digniinta Uu Udiray.
December 19, 2022 - Written by admin

Jigjiga(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha dawlad deegaanka Somalida mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay shirar ku lid ah Somaliland iyo guud ahaan  geeska oo lagu qabtay magaalada jig jiga dhawaan kaasi oo lagu sheegay in Ururka Khaatumo bilaabayaan halgan lagu xoraynayo goboladooda.

Sidoo kale madaxwayne mustafe cagjar ayaa sheegay in aan loo dul qaadan doonin shirar lid ku ah wadamada jaarka iyo dalka itoobiyaba isagoo digniin udiray cidkasta oo ku hawlan shirarka noocaasi ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews