berberatoday.com
Shir Sanadle Ah Oo Hargeysa Ugu Soo Gabagaboobay Ururka Dawlada Hoose Ee Somaliland ALGASL Iyo Qodobada Lagaga Hadlay
December 20, 2022 - Written by admin
Shirka sanadlaha ah ee ururka Dawlada Hoose Somaliland ee ALGASL, oo masmihii udambeeyay kaasocday Hotelka Damal ee Magaalada Hargeysa ayaa masnta soo gabagaboobay.
Shirkan ayaa lagu falaqeeyay intii uu socday waxyaabaha u qabsoomay Dawladaha Hoose iyo caqabadaha jira ee ubaahan in laga gudbo.
Kulankan waxaa ka soo qaybgalay Maayarada 23 Degmooyinka doorasho,Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada iyo masuuliyiin kale oo uu ugu horeeyo Madaxweyne Kuxigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici).
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews