TPLF Oo Markale Shaki Galisay Heshiishkii Nabadeed Ee Ay la Gashay Dawlada Itoobiya Iyo Sobobta!
December 21, 2022 - Written by admin
Mekkele(Berberatoday.com)–Kooxda Tplf ee gobolka Tigrey ayaa markale shaki ka muujisay heshiishkii ay dhawaan wada gaadheen dawlada itoobiya mudo dagaalo udhexeeyaa ka socdeen gobolka tigrey iyo gobolo kale oo ka mid ah itoobiya