berberatoday.com
Senator Ilhaan Cumar Oo Katirsan Congress-ka Mareykanka Oo Socdaal Kutimi Putland Garowena Lagu Soodhaweeyay
December 22, 2022 - Written by admin

Garowe(Berberatoday.com)-Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland waxaa maanta lagu soo dhaweeyay Senator Ilhaan Cumar oo ka mid ah Congress-ka dalka Mareykanka.

Ku Simaha Guddoomiyaha Ahna Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Puntland Cabdicasiis Cabdullahi Cismaan oo ay wehliyaan masuulyiinta ka tirsan Goleyaasha Dawladda iyo dadweyne fara badan ayaa garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir ku soo dhaweeyay Xildhibaannada.

Senator Ilhaan Cumar ayaa Masuuliyiinta iyo bulshada soo dhoweysay uga mahadcelisay sida diiran ee ay u soo dhoweeyeen.

Ilhaan Cumar oo booqasho rasmi ah uga bilaabtay caasimadda Garowe ayaa lagu wadaa in caawa loo qabto munaasabadan lagu soo dhoweenayo sidoo kale waxay booqasho kutagi doontaa deegaamo badan oo katirsan Putland.

Xigasho Horseed Media.net
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews