berberatoday.com
Qaybo Kamid Ah Ciidamadii Somaliya Ee Eritrea Ku Maqnaa Oo Muqdisho Kasoo Degay!
December 22, 2022 - Written by admin

Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa shaaciyay inay maanta dalka kusoo laabteen qaar katirsan ciidamada Soomaaliyeed ee tababarka kusoo qaatay dalka Eritrea.

 

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa maalmo kahor sheegay in dhammaadka bishaan December ay billaabanayso keenista ciidamada Eritrea ku maqan, isagoo tilmaamay qeybta ugu dambeysa inay imaan doonaan bisha koowaad ee sannadka cusub.

Wasiirka gaashaandhigga ayaa sheegay in ciidamadan ay ka qeyb qaadan doonaan howlgallada dalka looga xoreynayo kooxda Alshabaab, howlgalladaas oo hadda laga gaaray guulo waawayn oo taariikhiya.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews