“Waxaanu Ka Shaqaynaynaa Umaddiinu Siday Unoolaataa, Ee Kama Fikirayno Siday Ukala Noolaataa”Suldaan Xasan Suldaan Cabdilahi Suldaan Cabdiraxmaan”Daawo Muuqaal
December 23, 2022 - Written by admin
“Maanta Ragbaa Yidhi SNM Labaad Ayay Kusoo Samaynayaan Sucuudiga, Xashaa, Anaga Taasi Maaha Shaqadayada”Suldaanka Subeer Awal.
Jiddah(Berberatoday.com)-Suldaanka Guud ee beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan oo sugan xaramka barakaysan ayaa guud ahaan Usoo duceeyay shacabka Somaliland.
