Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Oo Sexeexay Xeer Muhiim U Ah Somaliland!
December 24, 2022 - Written by admin
Washington(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Dawlada Maraykanka Joe Biden ayaa saxeexay Xeerka ( National Defense Authorization Act ) oo uu qayb ka yahay xeerka ogolaanaya iskaashiga Jamhuuriyada Somaliland iyo Dawlada Maraykanka,
