Waxgaradka Deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Abaabul Ciidan Oo Ay Deegaanka Ka Wado Maamulka Puntland.
December 24, 2022 - Written by admin
Boocame(Berberatoday.com)-Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka deegaanka Boocame ee gobolka sool ayaa ka hadlay saldhig Ciidan oo deegaanka ay ka samaynayso Maamulka Goboleedka Punthland
Sidoo kale waxgaradka ayaa fariin udiray maamulka punthland oo ay uga digeen in ay fidno ka abuurto gudaha Somaliland.