Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Daahfuray Diwaangalinta Codbixiyayaasha.
December 25, 2022 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Komishanka doorashooyinka qaranka somaliland ayaa maanta sirasmi ah udaahfuray diwaangalinta kaadhka codbixiyayaasha oo qaadashadiisu dalka ka bilaabmayso 28 bishan afar cisho kadib.

