berberatoday.com
“Horta Gudidaasi Meel Ay Kasoo Gasho, Arinta Asxaabta Ma Jirto, Waxaanan U Arkaa Uun Wax Loo Yeedhiyay” Gudoomiye Faysal.
December 27, 2022 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka horyimid  hadal kazoo yeedhay gudida diwaangalinta ururada oo maanta warsaxafadeed ay soo saareen ku sheegay in laga bilaabo 26bishan oo dhamaaday mudadii liisanka xisbiyada qaranku islamarkaana hada wixii kadanbeeyay ay lasiman yihiin ururada cusub

Gudoomiye faysal ayaa warka kazoo baxay gudida diwaangalinta ku tilmaamay mid sharci daro islamarkaana uu usoo dhiibay madaxwayne biixi oo uu ku eedeeyay in uu duminayo Somaliland.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews